Akhriso Fariin uu Cabdiweli Muudey u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cabdiweli Sheekh Ibraahin Muudey ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka u diray fariin loogu sheegayo xiliga ay kulmaan Baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa fariin ahaan loogu diray in maalinta beri oo arbaca ah taariikhdana ku beegan tahay 04/04/2018 uu jiro kulanka Baarlamaanka, waxaana ajandaha kulanka Baarlamaanka uu yahay Mooshinka Kalsooni kala noqoshada … Continue reading Akhriso Fariin uu Cabdiweli Muudey u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya